744 Views

Sucuudiga oo ku xukuntay daldalaad 17 sano jir kaasoo lagu eedeeyey inuu abaabuley isku soo bax.

Sucuudiga oo ku xukuntay daldalaad  17 sano jir kaasoo lagu eedeeyey inuu abaabuley isku soo bax.
____________________________________________________________________________

June 16 2021

Dowladda Sucuudiga ayaa ku xukuntay daldalaad qof 17 sano jir ah, kaasoo lagu eedeeyey inuu abaabuley isku soo bax.

Dowladda ayaa sheegay kal hore iney joojisay xukunada dadka loogu dilo waxyaabaha yar yar. Laakiin gabadhan 17 sano jirka ah ayaa lagu xukmiyey in la dilo, ficillo ay ku kacdey awgeed.

Mustafa Hashim al-Darwish, ayaa lagu xukumay xukun dil ah, ka gadaal markii loo xirey inuu ku lug lahaa dibad bax dhacey shan sano kahor

Saudi officials have accused him of forming a terrorist group and attempting to carry out an armed uprising. Madaxda Sucuudiga ayaa ku eedeeyey inuu abuurey koox argagaxisoah, iyo isku day kacdoon hubeysan oo xukunka jira lagala horyimaado.

Hey’adaha Xuquuqda Aadanaha ayaa ka dalbadey dowladda Sucuudiga iney ka noqoto go’aanka xukunka dilka ah ee la gaarey.

Al-Darwish, oo ah 26 sano jir, ayaa lagu qasbay inuu qirto danbiyada loo heysto, sida ay sheegtay Amnesty Internetnational.

Kama ayan hadlin madaxda Sucuudiga warkan soo baxey.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post