660 Views

Shirkii shalay ee Madaxweyne Joe Biden iyo dhiggiisa Ruushka Putin

Shirkii shalay ee Madaxweyne  Joe Biden iyo dhiggiisa Ruushka Putin
____________________________________________________________________________

June 17 2021

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa kulan taariikhi ah oo shalay ay ku yesheen magaalada Geneva ee wad danka Switzerland waxay ku heshiiyeen inay kawada shaqeeyaan xadeynta hubka nukliyeeka iyo ammaanka xogta internet-ka.

Sidoo kale waxay madaxweyneyaashu ka wadahadleen soo celinta danjirayaashii labada dal ee ay horey u kala qaateen.

Shirkan oo muddo kabadan 3-saacadood socday ayay dunidu si weyn isha ugu haysay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post