Cali Guudlaawe oo booqasho rasmi ah ku gaaray magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga
June 17 2021 Wafdigan oo uu hoggaaminayay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa gellinkii dambe ee maanta booqasho rasmi ah…