2604 Views

SAWIRO:-Ciidanka Puntland Oo Howlagal Burburin ka sameeyey Magalada Garoowe Ee Gobalka Nugaal

SAWIRO:-Ciidanka Puntland Oo Howlagal  Burburin ka sameeyey Magalada Garoowe Ee Gobalka Nugaal
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | March 26, 2018–Maamulka Magaalada Garoowe ayaa Maanta sameeyey howlgal ay ku burburiyeen Boosas laga cabirtay meel u dhow Garoonka Diyaaradaha Magalada Garoowe oo ay degaanayeen dad Shacab ah.

Duqa degmada Garoowe Xasan Goodir iyo taliyaha ciidanka Booliska gobolka Nugaal ayaa goobjoog ka ahaahowlgalka lagu burburiyey boosaskaas,waxa ayna digniin u direen Shaqsiyaad ay sheegeen in caado ka dhigteyn goobaha ay ka mamnuucan in la dego.

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Maxamed Abshir Muuse(Galangooli) ayaa sheegay in ay jiraan dad wada dhulboob,isla marakana ay uga digayaan,isaga oo sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaan.

Masuuliyiinta ayaa digniin xoogan ujeediyay shakhsiyaad caadaystay inay kusoo xad gudbaan goobaha ay dowladdu

Tallaabadaan burburinta ayaa ku aadeysa xili Maamulka gobolka Nugaal ay horey u mamnuuceyn  in loosoo dhawaado dhulka garoonka diyaaradaha Garowe, iyadoo marar hore ay ciidanku burburiyeen dhismayaal sharci darro oo laga ag dhistay hareeraha garoonka diyaaradaha.

k k2 k3 k5

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment