729 Views

Wasiirkii hore Amniga Galmudug oo ku eedeyey Taliyaha xooga Odawaa in uu Weerar ku yahay Guriceel

Wasiirkii hore Amniga Galmudug oo ku eedeyey Taliyaha xooga  Odawaa in uu Weerar ku yahay Guriceel
____________________________________________________________________________

Talaado:  October 19, 2021

Wasiirkii hore Amniga Galmudug oo ku eedeyey Taliyaha xooga dalka in uu yahay nin dagaal ooge ah kadib marki uu dhawaan tagay deeganada Galmudug wuxuuna ku tilmaamay Odawaa mid marwaliba madaxtooyada adeegsato sidaa an oganahay wuxu kol hore dagaal ka riday muqdishu hadane wuxu dagaal u yimid Galmudug sidaa waxaa yiri wasiirki hore Amniga maamulka Galmudu, Ahmed Faqi

Advertisemen

“Odowaa wuxuu dagaal u aaday Guriceel asagoo sheeganaya taliyaha ciidanka XDS, shalayna wuxuu hogaaminayey dagaalkii muddo kororsiga qasabka ah ee Muqdisho iyo kii banaanbaxyada lagu diidanaa!.

Wuxuu dhabarka u ridanayaa oo lagula xisaabtami doonaa mas’uuliyadda ficilkiisa gurracan ka dhalata, ayadoo ay muuqato inuusan fahamsanayn waajibaadka xilka loo igmaday!.!

Dhammaan wuxuu soo joojiyay furimihii dagaalka ee ciidamada XDS ay kula jireen argagixisada, uma malaynayo taliye ka mid ah kuwii soo maray XDS inuu yeeli lahaa waxa Odowaa yeelayo iyo sida loo isticmaalayo. Waa nasiibdarrada ciidamadeena ku habsatay!”

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post