1158 Views

Madaxda Somaliland iyo kuwa Itobiya oo ka Qeyb galay Xaflad loo Sameeyay Dekedda cusub ee Berbera

Madaxda Somaliland iyo kuwa Itobiya oo ka Qeyb galay Xaflad loo Sameeyay Dekedda cusub ee  Berbera
____________________________________________________________________________

Khamiis: June 24 2021

Dekedda cusub ee magaalada Berbera oo ay dib u habeyn ku sameysay shirkadda laga leeyahay Imaaraadka Carabta ee DP World ayaa maanta dib loo furay, ayada oo munaasabdda ay ka qeyb-galeen wufuud caalami ah.

Wufuudda ka qeyb gashay ayaa waxaa ka mid ah kuwa ka socday dalka Ethiopia, oo uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyada ee Ethiopia Axmed Shide. Wafdiga waxaa sidoo kale ku jira madaxweynaha dowladda deegaanka Soomalida Ethiopia Mustafe Muxumed Cumar,

Sidoo kale Itobiya ayaa inta badan alaabta ka soo dagsan Doonta Dekada Berbera kadib markii ay isticmaali jirtay Dekadda Jabuuti ay sheegtay in Culees uu uga yimid Halkaas, ayna ku soo Wareegtay Dekedda cusub ee magaalada Berbera.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post