813 Views

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo sheegay in uu Vladimir Putin u uu galay “khalad taariikhi ah

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo  sheegay in uu Vladimir Putin u uu galay “khalad taariikhi ah
____________________________________________________________________________


Sabti: June 4, 2022

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in uu Vladimir Putin u uu galay “khalad taariikhi ah oo aasaasi ah” markii uu ku duulay Ukraine.

Macron sidoo kale meesha ma uusan ka saarin,booqasho uu dhawaan ku tagi doono Kyiv .

Hogaamiyaha Faransiiska ayaa xiriir aad u badan la yeeshay Putin tan iyo markii ciidamada Ruushka ay weerareen Ukraine, marka loo eego inta badan dhiggiisa reer galbeedka

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post