633 Views

Maraykanka Midoga Yurub iyo Q. Midoobay oo ku baaqayaan in baaritaan lagu Xasuuqii Itobiya.

Maraykanka  Midoga Yurub iyo Q. Midoobay oo ku baaqayaan in baaritaan lagu Xasuuqii Itobiya.
____________________________________________________________________________

Khamiis: June 24 2021

Maraykanka ayaa si weyn u cambaareeyay duqeyn dad rayid ah ay ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Tigray ee waqooyiga Ethiopia, waxaana Maraykanka, Midoga Yurub iyo Qaramada Midoobay ah ku baaqayaan in baaritaan lagu sameeyo dadkii ka danbeeyay duqeyntaas.

Tobanaan qof ayaa lagu soo warramayaa inay dhinteen ama dhaawaceen ka dib markii ciidamada cirka ee Itoobiya ay duqeeyeen suuq ku yaal gobolka waqooyiga ee Tigray.

Sidoo kale Milateriga Itoobiya ayaa beeniyay inay bartilmaameedsadeen dadka shacabka ah, iyagoo sheegay inay weerarrada u qaadeen si ay uga hortagaan “argagixisada”.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post