783 Views

Canada oo dib u dejin siineyso qaxooti Somali ah Australia sharci iyo nolol la’aani ku heysato.

Canada oo dib u dejin siineyso  qaxooti  Somali ah  Australia sharci iyo nolol la’aani  ku heysato.
____________________________________________________________________________

Sabti: June 26 2021

Dowladda Canada ayaa la sheegey in ay dib u dejin siineyso ku dhawaad 200 qof oo qaxooti ah oo dalka Australia sharci iyo nolol la’aani ay ku heysato.

Dadkan oo ay Soomaali ay ku jirto ayaa waxa ay dowladda Australia u diiday in ay qaxooti ahaan u aqoonsato oo ay qaabisho.

Sidoo kale Sanado ka hor ayaa dad Nuucaan oo kale ah waxaa dib u dajin siiyay Dowlada Maraykanka. Dalkaasi ayaa caado u ah in uusan qaabilin dadka ku gala dhulka balse waxa uu si sharci ah u qaabilaa dadka uu ka keensado caalamka ee ku jira Xerooyinka Qaxootiga caalamka.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post