765 Views

Faransiiska iyo Mareykanka oo Iran uga digay Bacriminta Hubka Nukliyeerka.

Faransiiska iyo Mareykanka oo Iran uga digay Bacriminta Hubka  Nukliyeerka.
____________________________________________________________________________

.

Sabti: June 26 2021

Dowladaha Faransiiska iyo Mareykanka ayaa Iran uga digay in wakhtigu gaagaabsi ku dhow yahay si loogu laabton hishiiska Nukliyeerka.

Waxayna wal-wal ka muujiyay cabsida laga qabo howlaha Atoomikada xaasaasiga ah ee Iran wali ku howlan tahay, iyada oo u muuqata in wadahalladu jiitamayaan.

Booqashadiisii ugu horeysy ee Xoghayaha Arrimaha Dibbada Mareykanka Antony Blinken iyo dhiggiisa Faransiiska oo ku booqay wadashaqayn isu soo dhowaansho dhow oo markale yeelanayaan Paris iyo Washington kaddib afar sannadood oo Donald Trump intii uu xilka hayey xidhiidhkoodu aanu wanaagsaneyn yaa arriahan Iiraan shir jar’aaoid oo ay wada qabteen kaga hadley.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post