624 Views

Gabar joojisay isticmaalka daroogada oo haatan dadka ka wacyigelisa magaalada Minneapolis

Gabar joojisay isticmaalka daroogada oo haatan dadka ka wacyigelisa magaalada Minneapolis
____________________________________________________________________________

Sabti: June 26 2021

Iyadoo maanta dunida lagu xusayo maalinta ka hortagga isticmaalka mukhaadaraadka iyo ka ganacsigiisa sharci-darrada ah ayaa dadka umuurtaasi bulshada ka wacyigeliya waxa ay sheegayaan inay dhibaato badan ku qabaan sidii dhalinyarada looga dhaadhacsiin lahaa dhibka.

 maandooriyaha. Farxiya Daahir Budul oo laf ahaanteeda mukhaadaraadka isticmaali jirtay, hasayeeshee markii dambe iska dhaaftay, ayaa waxa ay magaalada Minneapolis ee waddanka Mareykanka ka waddaa wacyigelin ku aaddan sidii dhalinyarada ay arrintaasi uga fogaan lahaayeen.

Sidoo kale Farxiya waxa ay sheegtay in waxyeello badan ay dhalinyarada ka soo gaarto isticmaalka mukhaadaraadka, waxayna u warrantay weriyaha BBC-da.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post