666 Views

Masar oo ku eedeysay Itoobiya inay jabisay sharciga markii ay billowday buuxinta biya wabiga Nile.

Masar oo ku eedeysay Itoobiya inay jabisay sharciga  markii ay  billowday buuxinta biya wabiga Nile.
____________________________________________________________________________

 

Arbaco: July 7 2021

Dowladda Masar ayaa ku eedeysay Itoobiya inay jabisay sharciga caalamiga ah ka dib markii ay heshay ogeysiis sheegaya in dowladda Itoobiya ay billowday wareeggi labad ee buuxinta biya xireenka wabiga Nile.

Itoobiya ayaa dalalka Suudaan iyo Masar waxay ku wargelisay geeddi socodka buuxinta labaad ee biya xireenkaasi.

Arrintan ayaa ku soo beegmeysaa xilli uu golaha amaanka ee qaramada midoobay uu khamiista bari ah u ballansan yahay inuu arrinta biyo xireenka kulan ka yeesho.

Haddaba tallaabadaan ay Itoobiyo qaaday iyo xiisadda ka dhalatay ayaan ka waraysanay Cabdiraxmaan Aadan xaddaana oo ka faallooda arrimahaan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post