771 Views

Bandow lagu soo rogay Magaalada Beledweyne

Bandow lagu soo rogay Magaalada Beledweyne
____________________________________________________________________________

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa waxaa uu Bandow ku soo Rogay magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, halkaas oo Maanta ay ka dhaceen banaanbaxyoooga soo horjeedo Maamulka Hir-Shabeelle.

War kasoo baxay Guddoomiyaha ayaa waxaa lagu yiri”  Si loo xaqiijiyo Amniga magaalada Beledweyne loogana hortago wax walbo oo khalqal helin karo amniga magaalada Beledweyne ayaan kuaoo rognay Bandowga”

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa faray Hay’addaha Amaanka in la dhaqan geliyo lana xoojiyo Xasiloonida Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post