945 Views

Guddi loo saaray muddo kordhin loo samaynayo Golaha Wakiillada Somaliland

Guddi loo saaray muddo kordhin loo samaynayo Golaha Wakiillada Somaliland
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 17, 2019–Kulan ay Maanta yeesheen Golaha Wakiilada Soomaaliland ayaa waxaa ay dood uga yeesheen Mudo kordhin loo sameynayo Golaha Wakiilada Soomaaliya oo waqtigooda dhamaaday, iyaga oo Guddi u saaray.

 

Golaha guurtida ayaa 29 xubnood u saaray ka soo talo bixinta muddo kordhinta loo samayn doono wakiillada markii lixaad.

 

 

 

25 xubnood ayaa waxaa wehliya Shir guddoonka oo uu wehliyo Xoghayaha Guud ee Golaha guurtida Soomaaliland.

 

Hoos Ka Akhriso Magacyada Xubnaha guddiga la Magacaabey.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho 

_____________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment