1467 Views

Maxay Soomaalida UK qorsheynayaan kadib dilkii xildhibaan Amess?

Maxay Soomaalida UK qorsheynayaan kadib dilkii xildhibaan Amess?
____________________________________________________________________________

Arbaco: October 20, 2021

Ha’adda Muslim Council of Britain ayaa ka hadashay sida dadka Muslimiintu ay ay uga xun yihiin dilkii xildhibaan David Amess, oo Jimcihii lasoo dhaafay lagu dilay mindi.

Dilka xildhibaanka ayaa waxaa loo qabtay oo lagu tuhmayaa Cali Xarbi Cali oo ah nin Soomaali British ah, inkasta oo aan weli dacwado lagu soo oogin.

Urur ay ku bahaysan yihiin masaajidda iyo hay’adaha Soomaalida ee ka howlgala Britain oo loo yaqaano Council of Somali Organizations oo qeyb ka ah Muslimiinta Britain ayaa qorsheynaya in berri ay booqdaan xafiiska duqa magaalada London ee Tower Bridge.

VOA

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post