189 Views

Mas’uuliyiinta dalka Sudan oo xaalad degdeg ah uga dhawaaqay koonfurta gobolka Darfur kadib dagaal beeleedyo ka dhacay halkaas

Mas’uuliyiinta dalka Sudan oo  xaalad degdeg ah uga dhawaaqay koonfurta gobolka Darfur kadib dagaal beeleedyo ka dhacay halkaas
____________________________________________________________________________

Axad: DECEMBER 25, 2022

Mas’uuliyiinta dalka Sudan ayaa xaalad degdeg ah uga dhawaaqay koonfurta gobolka Darfur kadib dagaal beeleedyo ka dhacay halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 12 qof.

Sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee Sudan, dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in dagaal uu ka dhex qarxay beelaha Dajo iyo Rizeigat ee wada dego gobolka.

Darfur waxaa ka dhacay colaad u dhexeysa qowmiyadaha beeraleyda ah iyo xoola dhaqatada ah taasoo lala xiriiriyay dhinaca kheyraadka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post