108 Views

Madaxweyne Xasan Sheekh oo farriin cusub u diray Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo farriin cusub u diray Itoobiya
____________________________________________________________________________

MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ugu baaqay dowladda Ethiopia daris wanaag iyo inay masaalixdooda ka wada shaqeeyaan.

Madaxweynaha ayaa baaqan jeediyey isaga oo ka hadlay heshiiskii is-afgardka badda ee Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia uu la gaaray Madaxweynaha Somaliland horraantii bishii lasoo dhaafay.

Dowladda Soomaaliya ayaa is-afgaradkaas ku tilmaamtay inuu xadgudub ku yahay madax-banaanida, qarannimada iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.

Warbixintan waxaa diyaariyey Cabdulqaadir Samakaab.

.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post