810 Views

Boris Johnson oo ka digay in Scotlandka ka baxdo Boqortooyada UK

Boris Johnson oo ka digay in Scotlandka ka  baxdo Boqortooyada UK
____________________________________________________________________________

May 10 2021

Ra’isul Wasaaraha dalka Britain Boris Johnson ayaa Axaddii kulan aan caadi ahay ugu baaqay in ay isugu yimaadaan madaxda Gobolada ay ka kooban tahay Boqortooyada UK.

Arintaan ayaa timid  kaddib markii xisbiyada Scotland ee u ololeeya gooni isu-taageeda ay ku guuleysteen aqlabiyadda kuraasta Baarlamanka.

Sidoo kale Hogaamiyaha xisbiga SNP Nicola Sturgeon ayaa sheegtay in natiijada doorashadu ay muujineyo in afti labaad laga qaado umadda reer Scotland ay tahay mid lama huraan ah, isla markaana siyaasiyiinta London ku sugana haddii ay isku dayaan in ay ka hor yimaadaan ay dagaal la geli doonaan doonista dimuqraadiyada Scotland.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post