1428 Views

Al-shabab “ Mujaahidiinta camaliyad istish-haadi ayay la beegsatay taliyaha booliska Riddada Farxaan Qaroole

Al-shabab “ Mujaahidiinta camaliyad istish-haadi ayay la beegsatay taliyaha booliska  Riddada Farxaan Qaroole
____________________________________________________________________________

Sabti: July 10- 2021

 

Saacado kadib Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax is-miidaamin ahaa oo barqanimadii maanta isgoyska Banaadir, lagula beesgaday kolonyo uu la socday taliyaha qeybta Booliska ee gobolka Banaadir Farxaan Qaroole.

Al-Shabaab ayaa waxay si jees jees ah u sheegeen in ay Mas’uul ka ahaayeen qaraxaas, Waxayna Meesha ka saareen in  dad shacab ah ay ku dhinteen goobta oo ahayd meel aad u mashquul badan.

Sidoo kale Al-Shabaab ayaa sheegatay in qaraxan ay ku dishay 4 askari, halka ay ku dhaawacday 5 kale oo dhamaaan ka mid ah ilaalada taliyaha, waxayna sheegeen in Farxaan Qaroole  uu si Dirqi ah ku badbaaday.

 “Mujaahidiinta ayaa camaliyad istish-haadi ah ku beegsaday taliyaha booliska kooxda Riddada waxaana ku dhintay 4 askari halka ay ku dhaawacmeen 5 kale  oo ahaa ilaaladiisa” ayaa lagu yiri warka qoraalka ah ee ka soo baxay kooxda Al-Shabaab.

https://7cc4592bdaad4b51c42323f783a8e0f3.safeframe.googlesyndication.com/safeframe/1-0-38/html/container.html Sidoo kale Marka laga tego sheegashada Al-Shabaab iyo khasaaraha ay shaacisay ayaa waxaa warar madax banaan waxay sheegayaan in qaraxan ay ku dhinteen ugu yaraan 8 qof, halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 10 kale oo isugu jiro askar iyo dad shacab ah.

Taliska Booliska Soomaaliya oo dhankiisa ka hadlay qaraxan, wuxuu shaaciye inuu nabad-qabo taliyaha qeybta Booliska gobolka Banaadir oo la doonayey in la khaarijy

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post