1170 Views

Qatar oo cambaareysay weerarkii shalay lagu qaaday Faarax Qaroole.

Qatar oo cambaareysay weerarkii shalay lagu qaaday Faarax Qaroole.
____________________________________________________________________________

 

Axad: July: 11, 2021

Dowladda Qatar ayaa cambaareysay weerarkii shalay lagu qaaday taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Korneel Faarax Maxamed Qaroole.

Weerarka oo lagu qaaday kolonyo uu la socday taliyaha waxaa ku geeriyooday sideed qof. Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada weerarka.

War kasoo baxay wasaarada arrimaha dibeda ee Qatar waxaa lagu sheegay in boqortooyadu ay si weyn u cambaareyneyso weerarka, iyadoo sida oo kale tacsi u dirtay qoysaska dadka geeriyooday, dadweynaha iyo dowladda dalka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post