834 Views

Somaliland oo loogu baaqay inay sii deyso in ka badan 40 qof oo u xiran

Somaliland oo loogu baaqay inay sii deyso in ka badan 40 qof oo u xiran
____________________________________________________________________________

Xafiis u doodo arrimaha xuquuqul insaanka ayaa ka codsatay Somaliland inay sii deyso 42 qof oo aanan wax dambi ah lagu soo oogin kuwaas 26-kii bishii Juun lagu xiray magaalada Boorama xilli ay siteen calanka Soomaaliya.
Dadkan ayaa ku xiran labo xabsi oo ku kala yaalla magaalooyinka Gabiley iyo Boorama, sida uu sheegay xafiiska xuquuqul aadanaha ee Jamhuuriyadda Iskeed Madax-banaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland.

Xafiiska ayaa intaas ku daray in ‘sida uu dhigayo dastuurka Somaliland, dadka la xira waxay xaq u leeyihiin in muddo 48 saacadood gudahood la horgeeyo maxkamad’

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post