1029 Views

War deg deg ah: Dagaal ka dhex qarxay Ciidamada Galmudug iyo Al-shabaab deegaanka Camaara ee gobolka Mudug.

War deg deg ah: Dagaal ka dhex qarxay Ciidamada Galmudug iyo Al-shabaab deegaanka Camaara ee gobolka Mudug.
____________________________________________________________________________

Khamiis: july 22 2021

Waxaa goor dhawayd oo caawa Fiidkii ah Dagaal culus oo dhexeeya ciidamada xoogga oo kaashaanaya daraawiishta Galmudug iyo dagaalameyaasha Al-shabaab uu ka bilaawday  gudaha deegaanka Camaara ee gobolka Mudug.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in  ciidamada huwanta ah ay weerar ku qaadeen xubno ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa deegaanka Camaara oo aan ka fogayn magaalada Cadaado.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in haatan la maqlayo dhawaqa rasaasta iyo madaafiicda la isku adeegsanayo dagaalka.

Kala soco Bogan Wixii ku soo kordha arintaas

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post