738 Views

Wasiirka warfaaafinta Galmudug oo sheegay in Ciidamo ka tirsan Al-shabaab iska soo dhiibeen

Wasiirka warfaaafinta Galmudug oo sheegay in Ciidamo ka tirsan Al-shabaab iska soo dhiibeen
____________________________________________________________________________

Khamiis: july 22 2021

Wararka ka imaanaya magaalooyinka Camaara iyo Bacaadweyn oo maalmihii la soo dhaafay ka socdeen Dagaalo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada iyo Galmudug oo dhinac ah iyo maleeshiyaadka al-shabaab ayaa sheegaya in ay iska soo dhiibeen halkaas Ciidamo ka tirsan Al-shabaab.

wasiirka warfaaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa saxaafada u sheegay in ay isku soo dhiibeen Ciidamada Galmudug mnaxaabiis ka tirsan Galmudug.

Wasiir Falagle ayaa sheegay in Howlgalka uu socon doono magaalooyinka galmudug waxa uuna sheegay in saacadaha soo socda ay soo afjari doonaan maleeshiyaadka Al-shabaab.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post