888 Views

Lubnaan oo dalka Ciraaq shidaal kaa bedelanaya cunto lacag la’aan awgeed

Lubnaan oo dalka Ciraaq shidaal kaa bedelanaya cunto lacag la’aan awgeed
____________________________________________________________________________

Sabti: july 24 2021

Ciraaq ayaa la saxeexatay Lubnaan heshiis ay kaga iibinayso 1.9 milyan oo tan oo shidaal ah oo ay kaga badelanayso cunto iyo adeeg.

Heshiiskan ayaa loo arkaa inuu yahay mid muhiim ah oo suurto gelin doona in wershadaha laydh tiriigga dalkaas oo shidaal la’aan u fadhiyey dib shaqada u bilaabaan.

Heshiiska ayaa hirgalkiisu muddo qaatay maadaama oo aan la hubin in Lubnaan tahli karo inay iibsato shidaalkaas.

Kaydka lacagaha qalaad oo gabaabsi ku ah ayaa sidoo kale ah sababta keentay in Ciraaq aqbasho in dalkaasi shidaalkaa wax kale ku bedesho.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post