951 Views

SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo ka qeyb-galaya Shir ka furmay Magalada Durban

SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo ka qeyb-galaya Shir ka furmay Magalada Durban
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 10, 2019–Guddoomiyaha Gobolkan Banaadir ahna Duqa Magaalada muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed(Filish) ayaa ka qeyb-galaya Shirka Duqa Magaalooyinka Caalamka,kaas oo Maanta oo Axad ah ka furmay Durban ee dalka Koofur Afrika.

 

Agaasimaha Xiriirka Dadweynaha ahna kaaliyaha Duqa Magaalada Yuusuf Cumar oo ka mid ah Xubnaha la socda Gudoomiye Cumar Finish, ayaa sheegay in Somalia uu ahmiyad weyn ugu fadhiyo Shirkani,isla markaana Caasimadda Soomaaliya ay u muuqato mid dib ula midoobayso Magaalooyinka kale ee Caalamka.

 

Inta uu shirka socdo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir waxaa uu kulamo duceedyo kala duwan uu la qaadan doonaa dhigagiisa ka qeyb galaya shirka,waxana uu horay ula kulmay Mas’uuliyiinta Magaalooyinka Durban iyo magaalada Bristol ee dalka UK.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment