5436 Views

Kooxda da’da yar White Stars oo ah kooxda kaliya ka dhisan waqooyiga magaalada London

Kooxda da’da yar White Stars oo ah kooxda kaliya ka dhisan waqooyiga magaalada London
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 2016 – Macaliminta kooxda da’yarta White Stars oo ah Kooxda kaliya ka dhisan waqooyiga magaalada London ee Somali Ma musho ayaa loo gartay shaqsi naftoda u huray sidii uu soo saari lehed cayaartoy Soomaaliyeed oo wax la qaybsan karta jaaliyadaha kale ee ku dhaqan dalkan Ingiriiska.

Macaliminta wexe dheheen in aysan dadka kale xil badan iska saarin ayaa nugu kalifay in aan caruurtan iska daba galno waa anako dareenay in horumar la’aanta cayaartoyda soomaaliyeed ay ugu wacan tahay diyaarin la’aanta xiliga ay u baahan yihiin in la diyaariyo ah marka ay jiraan da’da 6-14.

Anigo ah Ismaaciil Diyeeshe Run ahaantii waxaan aad idinkaga mahad celinayaa qaabilaada iyo soo dhaweynta balaaran oo aad ii sameyseen tan iyo markii aan Garoonkina soo gaaray. Waxan ni rajeynaya inshallah horumar iyo guul.

white-start-london-8 white-start-london-3 white-start-london-1 white-start-london-5 white-start-london-7 white-start-london-4 white-start-london-2 white-start-london-6

.

.

.

_______________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment