1464 Views

-Xildhibaan Warsame Joodax Oo Ka Hadlay Dhaawacii Maanta Soo Gaaray

-Xildhibaan Warsame Joodax Oo Ka Hadlay Dhaawacii Maanta Soo Gaaray
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Diseembar 22, 2018 –Mas’uuliyiin ayaa ka mid ah dadkii Maanta waxyeelada ay kasoo gaartay qaraxyadii Maanta ka dhacay Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Daka ku waxyeeloobay ayaa waxaa ka id ah Xildhibaan Warsame Joodax oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka,isla markaana sidoo kale ay ku dhinteen qaar ka mid ah ilaaladiisa.

Xildhibaanka oo Goordhow la hadlay Qaranimo Onlayaa waxa uu sheegay in xoogaa yar oo dhaawac ah uu soo gaaray,hayeeshee xaaladiisa ay tahay mid wanaagsan.

Horay ayaa waxaa sidoo kale dhaawac fudud uu uga soo gaaray qarixii ka dhacay agagaarka Tiyaatarka Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment