333 Views

Guddoomiyaasha Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe oo Tardo ku kulmay bilo kadib dagaalkii Al-shabaab lala galay

Guddoomiyaasha Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe oo Tardo ku kulmay bilo kadib dagaalkii Al-shabaab lala galay
____________________________________________________________________________

Arbaco: NOVEMBER 30, 2022

Maanta waxaa is gaadhay ciidankii Muqdisho ka dhaqaaqay iyo midkii Baladweyne ka soo baxay ee dagaalada culus la galay Alshabaab, iyaga oo inta udhexeysa Shabeelada dhexe iyo hiiraan  in badan oo kamid ah laga nadiifiyay alshabaab.

Laguma dhiiradeen tallaabadan lix bil ka hor iyo sanado ka hor. Waxay ku timid halgan dheer, adkeysi iyo naf hurid oo ugu dambeyn suur geliyay in gacmihii kala dheeraa inay isa soo gaaraan oo laabta la is geliyo.

Wadadaan oo sidaan iskugu furan waxaa u danbeysay 10 Sannadood ka hor waana guul dagaal oo cadowga Khawaarijta laga gaaray.

Guddoomiyaasha Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe oo Tardo ku kulmay, waxaana ka mid ah Wafdigii ka baxay Sh.dhexe Ciidamo uu wato Xildhibaan jacfar.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post