414 Views

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Shariif iyo Ra’isul Wasaaraha Magacaaban

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Shariif iyo Ra’isul Wasaaraha Magacaaban
____________________________________________________________________________


Khamiis: June 23, 2022

Raysal Wasaaraha magacaaban Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa caawa hoygiisa ku booqday Madaxweynihi hore Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed.

kukanka waxaa Ku wahlinayay Xildhibaano ka Tirsan aqalka Hoose ee Soomaaliya, waxayna ka wada hadleen Ansixinta Ra’isul Wasaaraha cusub iyo Xukuumadda uu Soo dhisi doono

Ra’isul Wasaaraha Magacaaban ayaana wili helin Codka kalsoonida Golaha Shacabka waxaana la filayaa in Todobaadka Soo socda Golaha la horgeeyo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post