1101 Views

Warbaahinta Cameron oo sheegtay in Ciidamada Dalkaasi laga dilay 10 askari

Warbaahinta  Cameron oo sheegtay in Ciidamada Dalkaasi laga dilay 10 askari
____________________________________________________________________________

Axad: july 25 2021

Warbaahinta dalka Cameron ayaa sheegtay in ilaa 6 askarta wadankaasi lagu dilay weerar ay koox hubaysan ku qaadeen saldhig ay ciidamadu kuleeyihiin waqooyiga fog ee dalkaasi.

Ilaa 4 askari ayuu dhaawac kasoo gaaray weerarkaasi ilaa hadda ma jirto cid si rasmi ah usheegatay weerarkaasi.

Balse Cameron Nigeria iyo chat ayaa iyagu waqooyiga kula dagaalamaya kooxaha Boka Haram iyo Daacish.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post