2040 Views

Sawiro:–RW Kheyre oo kormeeray Xarumo ku yaalla Dhuusamareeb iyo Guriceel

Sawiro:–RW Kheyre oo kormeeray Xarumo ku yaalla Dhuusamareeb iyo Guriceel
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL July 03, 2019—Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqday isbitaalla Galguduud ee magaalada Dhuusamareeb iyo Isbitaalka Istarliin ee Guriceel.

 

Ra’iisul Wasaare Khayre oo u kuur gelayay xaaladda caafimaad ee magaalooyinka uu booqday ayaa xog-wareystay maamullada ka jira istibaallada oo la wadaagay baahiyaha ay qabaan ee u baahan in wax laga qabto.

Dhanka kale, Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa booqday Xarunta Tababarrada Farsamada Gacanta Galguduud oo ku taalla magaalada Guriceel ee gobalka Galguduud.

 

Tubta horumatinta arrrimaha bulshada oo kamid ah tubaha qaranka, ayaa halbeegyada ugu waawayn waxaa kamid ah in dadka Soomaaliyeed ay helaan adeegyo caafimaaad iyo waxbarsho oo tayo sare leh..

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment