921 Views

La taliyaha Farmaajo doorashooyinka Cali Cabdi Raage oo gaaray kismaayo

La taliyaha Farmaajo  doorashooyinka Cali Cabdi Raage oo gaaray kismaayo
____________________________________________________________________________

Isniin: July 26 2021

La taliyaha madaxweyne Farmaajo ee arrimaha doorashooyinka oo gaaray Kismaayo

La taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ee arrimaha doorashooyinka, Cali Cabdi Raage ayaa lagu soo warramaya in maanta uu gaaray magaalada Kismaayo.

Dhawaan ayay aheyd markii maamulka Jubaland ay Cali Cabdi Raage u diideen in uu ka dego Kismaayo.

Sidoo kale arintaan ayaa ku soo aadaysa Xili shalay Garoonka Muqdisho uu ka duulay Macalimuu oo ahaa Gudoomiyihii hore ee Gobolka Gedo, oo maalmo badan laga celiyay Garoonka Muqdisho.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post