1200 Views

Diiwaan gelinta Musharixiinta Aqalka sare oo ka bilaabanaysa Baydhabo

Diiwaan gelinta Musharixiinta Aqalka sare oo ka bilaabanaysa Baydhabo
____________________________________________________________________________

Axad: August 1, 2021

Magaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta oo axad ah lagu wadaa in ay maanta ka qabsoonto diiwaan galinta xubnaha u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo 10 musharax ah oo ay ku jiraan haween.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa shalay soo gudbiyay xubnaha u sharxan Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Waa kuwaan magacyadooda  musharixiinta u tartamaya aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya:

1: Aadan Cabdinasir Maxamed

          Maxamed Xasan Aadan

2: Dr. Xuseern Maxamed Daahir

          Xasan Maxamed Nuur

3: Zamzam Ibrahim Cali

          Xaji Cusmaan Ibraahim

4: Maxamuud Maxamed Cabdinuur (Garabeey )

         Nuur Baabul Cadow

5: Ayaan Aadan Cabdulaahi

         Farxiyo Nuur Aadan

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post