1050 Views

Askar iyo dad shacab ah oo ku geeriyooday qaraxii is miidaaminta ahaa ee ka dhacay isgooska jubba.

Askar iyo dad shacab ah oo  ku geeriyooday qaraxii is miidaaminta ahaa ee ka dhacay isgooska jubba.
____________________________________________________________________________

Khamiis August 19, 2021

 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax ka dhacay Goob Maqaaxi ah oo aad u mashquulo badan, waxaana la sheegay in uu ka dhashay Qaraxaas qasaare aad u badan.

Askar iyo dad shacab ah ayaa kamid noqday dadkii ku geeriyooday qaraxii is miidaaminta ahaa ee ka dhacay isgooska jubba.

sidoo kale Gaadiidka gurmadka deg deg ah ayaa qaaday dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay qaraxaas. Waxaana laga soo sheegayaa halkaas in ay ku dhinteen dad badan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post