234 Views

Muhaajiriin Tunisia ka tagtay oo ku dhintay badda u dhaxaysa Afrika iyo Yurub

Muhaajiriin Tunisia ka tagtay oo ku dhintay badda u dhaxaysa Afrika iyo Yurub
____________________________________________________________________________

 

Sabti: Febraayo 2023

Maydadka sideed qof oo muhaajiriin ah oo dhintay xilli ay isku dayayeen inay ka tallaabaan badda Mediterranean-ka ayaa la soo helay intii uu socday howlgal samaxatabixin ah oo ay ciidammada ilaalada badda Talyaaniga ka sameeyeen xeebaha Lampedusa.

Dadka dhintay ayaa waxaa ku jiray haweeney shin dhammaysatay.

42 muhaajiriin oo kale ayaa saarnaa doonnida ayaa la soo badbaadiyay, hasayeeshee dadkaas ayaa sheegay in laba qof oo kale oo uu ku jiro canug yar ay ku dhexdhinteen doonnida ka soo shareecatay waddanka Tuunisiya

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post