1095 Views

Shiinaha oo la sheegay in uu qorsheeyay qabsashada maamulka Twain

Shiinaha oo la sheegay in uu qorsheeyay qabsashada maamulka Twain
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | August-22-2020-Sarkaal ka tirsan CIA Mareykanka ayaa sheegay in dowladda Shiinaha ay qorsheysay in labo todobaad ay ku qabsato maamulka Twain.

Sarkaalkaan ayaa sheegay in howlgalkaasi uu shiinuhu qorsheeyay bilowga Sanadkaan soo socda.

Dowladda Shiinaha ayaa dhawaan sheegtay in awood lagu mideyn doono dhul weynaha Shiinaha.

“Shiinuhu Wuxuu qorsheeyay inuu 3 cisho gudahood ku qabsado Taiwan, kuna daro dalwaynaha shiinaha, horraanta bisha koobaad ee sanadka 2021” ayuu yiri Sarkaalka.

Twain oo ka go’day Shiinaha ayaa bilowday Sanadyadii ugu dambeeyay xiriiro ay la yeelanaysay qaar ka mid ah dalalka Calaamka.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  ________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post