693 Views

Xaalada magaalada B/weyne oo kacsan iyo goobihii ganacsiga oo xiran saakay

Xaalada magaalada B/weyne oo kacsan iyo goobihii  ganacsiga oo xiran saakay
____________________________________________________________________________

.


isniin: August 23, 2021

Wararka ka imaanaya saakay  magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa shegaya in xaaladu dagan tahay,  kaddib markii xalay ciidammo ka tirsan milateriga Soomaaliya iyo kuwa maamulka Hirshabeelle oo diidan maamulka Hirshabelle ay qabsadeen xarunta gobolka.

Xalay magaalada Beledweyne  waxaa laga dareemayay xiisad wayn, meelaha qaarna rasaas ayaa la maqlyay, sida dadka deegaanka ay sheegeen.

Sidoo kale, magaalada waxaa xalay ka dhacay isu soo baxyo waa wayn oo lagu taageerayo ciidammada qabsaday xarunta maamulka gobolka.

Sidoo kale Waxaana saaka xiran inta badan ganacsigii magaalada iyadoo dadkuna ay ka cabsi qabaan in shaqaaqo ay markale halkaas maanta ka dhacdo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post