681 Views

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la yeshay Wakiilka Midowga Afrika Soomaaliya Ambasador Francis

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la yeshay Wakiilka Midowga Afrika  Soomaaliya Ambasador Francis
____________________________________________________________________________

 


Sabti: August 28, 2021

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen  Guudlaawe oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Wakiilka Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya Ambasador Francisco Madeira.

Labadan masuul ayaa ka hadlay Amniga Guud ee Deegaannada Hirshabeelle, qorshaha la dagaallanka argagixisada iyo sidii loo sameyn lahaa howlgalo ka dhan ah Al-Shabab, iyo Arrimaha Doorashooyinka.

Sidoo kale kulankaan ayaa ku soo aadaya Xili shalay Amisom iyo Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida ee Somaliya ay ka wada hadleen sidii looo qaadi lahaa Guluf ka dhan ah Al-shabaab.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post