921 Views

Gobolka Minnesota Soomaalida ku Nool oo lagu baraarujinayo in ay qaataan Talaalka Covid-19.

Gobolka Minnesota  Soomaalida ku Nool oo lagu baraarujinayo in ay qaataan Talaalka Covid-19.
____________________________________________________________________________

Axad: August 29, 2021

Soomaalida Mareykanka oo kamid ah dadka lagu abaalmarinayo qaadashada tallaalka Covid-19

 

Gobollo ka mid ah dalka Maraykanaka ayaa waxaa fara ba’an ku haya cudurka Karoona noocaloo yaqaanno Delta iyadoo wali dadlkaasi ay ka socoto qaadashada Tallaaaka.

Gobolka Minnesota ee Soomaalida ku badan tahay ayaa si dadka loogu dhiiro galiyo qaadashada tallaalka, waxaa qofkii qaata tallaalka qaybta kowaadla guddoonsiinayaa lacagdhan100 doolar.

Lacagta lagu abaal marinayo dadka qaata tallaalka ayaana keenatay in goobaha tallaalka lagu qaato ay dadku ku bataan hadda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post