846 Views

Taalibaan oo eedayn kulul dusha kaga tuurtay Maraykanka

Taalibaan oo eedayn kulul dusha kaga tuurtay Maraykanka
____________________________________________________________________________

Moqdisho,August 30, 2021 —Taalibaan ayaa ku eedeysay ciidamada Mareykanka ee Kabul inay si sharci -darro ah u fuliyeen weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanku ku qaadeen caasimadda Afghaanistaan ee Kabul.

Wareysi uu siiyay telefishinka Shiinaha, afhayeenka Taalibaan Zabihullah Mujahid ayaa sheegay in Mareykanka ay ahayd in ay soo sheegaan wax kasta oo khatar ku ah ururka.

Ehelada dhibanayaasha ayaa BBC -da u sheegay in la dilay 10 qof oo rayid ah oo ay ku jiraan lix carruur ah.

Milatariga Mareykanka ayaa hadda wada baaritaan ku saabsan duqeynta diyaaradda.

Xafiiska Qaranimo Online | Muqdish

____________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post