996 Views

Danjire Tarsan oo ku wajahan Jowhar una Tartami doona Booska aqalka Sare ee uu ku fadhiyo Dr Dufle

Danjire Tarsan oo ku wajahan Jowhar una Tartami doona Booska aqalka Sare ee uu ku fadhiyo Dr Dufle
____________________________________________________________________________

 

Arbaco: September 1, 2021

Magaallada Jowhar ee caasimaddda Maamulka Hirshabelle waxaa kusoo qulqulaya musharaxiinta utartamaya Aqalka sare.

Duqii hore Caasimada Soomaaliya, ahana Gudoomiyihii hore ee Gobalka Benaadir ahna Danjiraha Soomaaliya ee Wadanka Kenya Amb. Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” iyo Wafdi balaaran uu hogaaminaayo ayaa maanta ku wajahan Caasimada Hirshabeelle ee jowhar, halkaas oo ey ka socotosoo dhaweyn aad u balaaran oo maanta agu soo dhaweyn doono Safiirka.

Amb. Tarsan an ayaa u sharaxan Aqalka Sare, kaas oo matali doono Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle isagoo tartan culus la gali doono Dr Dufle

 .Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post