642 Views

Bastoolad lagu soo dhex qariyay caloosha digaaga oo lagu qabtay diyaaradaha Fort Lauderdale-Hollywood ee Florida Mareykanka

Bastoolad lagu soo dhex qariyay caloosha digaaga oo lagu qabtay diyaaradaha Fort Lauderdale-Hollywood ee Florida  Mareykanka
____________________________________________________________________________

Arbaco: NOVEMBER 9, 2022

Saraakiisha gaadiidka Mareykanka ayaa shaaciyay dhacdo ka dhacday garoonka diyaaradaha Fort Lauderdale-Hollywood ee Florida taas oo uu qof rakaab ah uu qori ku soo dhex qariyay caloosha digaaga.

Saraakiisha Maamulka Amniga Gaadiidka (TSA) ee ku sugan garoonka diyaaradaha ee Fort Lauderdale-Hollywood ee Florida, ayaa gacanta ku dhigay qoriga ka hor inta aanan laga dhoofinin garoonka.

Saraakiishu ma aysan shaacin cidda qorshahan dejisay, balse sawirro ay soo dhigtay Instagram-ka oo ay soo bandhigtay hay’adda TSA ayaa muujinayay askarta oo baaraya gudaha garoonka.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post