315 Views

Xisbiga Barwaaqo oo shir looga hadlayo xaalada guud ee Itoobiya uga socda magaalada Jigjiga

Xisbiga Barwaaqo oo shir looga hadlayo xaalada guud ee Itoobiya uga socda magaalada Jigjiga
____________________________________________________________________________

Sabti: OCTOBER 8, 2022

Magaalada Jigjiga ee caasimadda dowlada deegaanka Soomaalida waxaa ka socda shir ay leeyihiin guddiga fulinta ee xisbiga Barwaaqo.

Shirkan oo socon doona mudo labo maalmood ah ayaa lagu wadaa in lagaga hadlo xaalada guud ee Itoobiya.

Sidoo kale shirka waxaa si gaar ah looga hadli doonaa isku dhacyada kasoo cusboonaaday Ismaamullada deriska ah, Abaarta saameynta taban sababtay & Siyaasadda Mustaqbalka Xisbiga Barwaaqo uu ku maamulo Itoobiya.

Waa shirkii ugu horeeyey ee guddidu ay ku yeeshaan deegaanka Soomaalida, iyadoo la rajaynayo inay kasoo baxaan go’aamo dhowr ah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post