1245 Views

Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Kulan Xasaasi Ah Ku Leh Magalada Muqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo Maanta Kulan Xasaasi Ah Ku Leh Magalada Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Jannaayo 14, 2019 —Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa  Maanta  oo isniin ah Taariikhduna ay  ku began tahay 14/1/2019, waxa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonana Xarunta Golaha Shacbaka ee Magalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah u codeynta wax ka badelka Sharciga Hanti dhawraha guud ee Qaranka Iyo Xeer Maamul Bankiga dhexe,waxaana kulanka Maanta uu yahay mid ka duwan oo ka xasaasisan kulmadii hore ee Golaha Shacabka.

Kulanka Golaha Shacabka ee Maanta ayaa dib u dhacay Sabtidii la soo dhaafay  kadib markii laga cabsi qabay in uu kooram la’aan u baaqdo,iyada oo Xildhibaanada inta badan ay dalka dibadiisa ku maqnaayeen

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa  Maanta  oo isniin ah Taariikhduna ay  ku began tahay 14/1/2019, waxa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonana Xarunta Golaha Shacbaka ee Magalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah u codeynta wax ka badelka Sharciga Hanti dhawraha guud ee Qaranka Iyo Xeer Maamul Bankiga dhexe,waxaana kulanka Maanta uu yahay mid ka duwan oo ka xasaasisan kulmadii hore ee Golaha Shacabka.

Kulanka Golaha Shacabka ee Maanta ayaa dib u dhacay Sabtidii la soo dhaafay  kadib markii laga cabsi qabay in uu kooram la’aan u baaqdo,iyada oo Xildhibaanada inta badan ay dalka dibadiisa ku maqnaayeen

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment