1581 Views

Mareykanka oo Hub iyo Gaadiid dagaal ku wareejiyay Kenya

Mareykanka oo Hub iyo Gaadiid dagaal ku wareejiyay Kenya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  Nofeembar 21, 2018 –Wasaaradda Difaaca Kenya ayaa durba billowday Qorashada Askar cusub taas oo socota Maalintii 2aad soona billaabatay Talaadadii shalay.

Dadka ku biiraya Ciidanka Kenya ayaa u badan Rag,waxaan la dhimay saamiga Haweenka kaddib markii Saraakiisha Ciidanka ay sheegeen in Haweenka ay tababarka kaddib isaga baxaan Ciidamada.

30 ka mid ah Haweenka ku biiraya Ciidanka Kenya ayaa shalay iska diiwaangeliyay Magaalada Mombasa oo ka  mid ah meelaha ay ka socoto qorista Ciidanka difaaca Kenya.

Dowladda Kenya ayaa Sanadkii 2016kii 30 Gaari oo kuwa Ciidanka qaada ah ka iibsatay China,waxaana Warbixin ay soo saartay Wasaaradda Gaashaandhigga Kenya ku sheegtay in 30kii Gaariba ay ku bur bureen Qaraxyada AL-shabaab.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment