243 Views

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka oo Jeneraal Caanood u magacaabay Afhayeenka wasaaradda Difaaca

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka  oo Jeneraal Caanood u magacaabay Afhayeenka wasaaradda Difaaca
____________________________________________________________________________


Sabti: OCTOBER 15, 2022

Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood, ayaa soo noqday Abaanduulaha ciidanka milateriga ee Soomaaliya, isagoo dowr muhiim ah ka qaatay la dagaalanka argagixisada Al-shabaab.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post