804 Views

New Zealand oo xayiraaddii ka qaaday Australia kadib Xanuunka Covid 19-

New Zealand  oo xayiraaddii ka qaaday Australia kadib Xanuunka Covid 19-
____________________________________________________________________________

 Talaado:  June 22 2021

Dowladda New Zealand ayaa ku dhowaaqday in wixii ka dambeeya maanta oo Talaado ah aysan karantiiliz doonin dadka uga imaanaya gobolka Victoria ee dalka Australia, kuwaas oo ay ka mid yihiin Soomaalida.

Dowladda New Zealand ayaa dadka Dagan gobolka Victoria ee dalka Australia Xayiraad saartay bil ka hor markii uu ku soo batay xanuunka Covid 19.

Sidoo kale Dowladda New Zealand ayaa aad ula dagaalantay faafida Xanuunka Covid 19 waxaana lagu tilmaamaa dal aad ula tacaalay faafida Xanuunkaas.

.

Office Nairobi Kenya

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post