1290 Views

Banaanbax ka socda Gaalkacyo

Banaanbax ka socda Gaalkacyo
____________________________________________________________________________

Muqdisho, Nofeembar 13, 2018 —Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in saakay halkaasi uu ka socdo Banaanbax ballaaran oo ka qeyb galayaan qeybaha kala duwan ee Bulshadda.

Haween iyo dhalinyaro careysan ayaa saakay xiray isku socodka bartamaha Magaalada Gaalkacyo kuwaasi oo wadada ku gubay taayaro saameyn ku yeeshay isku socodka dadka iyo Gadiidka.

Haweenka iyo dhalinyarada ayaa ka soo horjeeda sida ay hadalka u dhigeen dil toogasho oo ay sheegeen in maxkamad ku taall Puntland ay ku xukuntay Cabdirasaaq xuseen Tahliil oo horay ciidamo ay kala baxen hoy uu ka daganaa Gaalkacyo

 

 

Xafiiska Wararka QW/Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment