672 Views

Allah ha u magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyooday Fanaanka Maxamed Aaden Shamuuri

Allah ha u  magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyooday  Fanaanka Maxamed Aaden Shamuuri
____________________________________________________________________________

Khamiis: September 2, 202

Allah ha u naxariistee waxaa xalay fiidkii magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafadda Wardhiigley ku geeriyooday Fanaanka Maxamed Aaden Shamuuri oo ka tirsanaa hoballada Waaberi.

Shamuuri waxa uu fanka ku biiray dabayaaqadii 1970-meeyadii. Geerida fannaan Shamuuri ayaa soo shaac baxay Xalay Waqti danbe.

Sidoo kale fanaanka ayaa mudooyinkii la soo dhaafay waxa uu ku xanuunsanaa Degmada wardhiigley, waxa uuna ka mid ahaa fanaaniintii Hobolada waabari, waxa uuna Heeso Badan la qaaday Allha u naxariistee Fanaanadii saado Cali Warsame.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post