1026 Views

Kala carar ka dhacacay Garoonka Muqdisho kadib hay’adaha NISA iyo laanta Socdaalka isku qabteen qof aan Marin baaritaan

Kala carar ka dhacacay Garoonka Muqdisho kadib hay’adaha NISA iyo laanta Socdaalka isku qabteen qof aan Marin baaritaan
____________________________________________________________________________

April 22-2021

Wararka ka imaanaya Garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd ay halkaas ka dhacday Shaqaaqo dhalisay gacan-ka-hadal dhex mara ciidamo ka tirsan Nabadsugidda iyo shaqaalaha Hay’adda Socdaalka.

Wararka ayaa sheegaya in la isku qabtay qof ay Wateen NISA oo diiday in uu Maro baaritanka sharciga ah, balse ay ka biyo diideen waaxda Socdaalka, Waxaana halkaas ka dhacay gacan ka Hadal sababay Bur burka Qalabkii halkaas yaalay.

Ad

Sidoo kale Arrintan ayaa ah markii ugu horeysay ka dhacday Garoonka, qeybta caalamiga ah ee Dibadda ayaa muujineysa fowdadd ka jirta Isha dalka laga soo galo ee Garoonka Muqdisho.

NISA ayaa isku dayda in ay marsiiso garoonka Diyaaradaha waxa ay rabto, waxaana mararka qaar looga shakiyaa garoonka in la Marsiiyo Daroogo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post